Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in 266 laga helay Covid19

Wasaaradda Caafimaadka soomaaliya ayaa 24 saac ee la soo dhaafay baarista covid19 ku sameysay dad ka badan 1800 oo qof waxaana laga helay 266 qof.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,807

o Laga Helay: 266
o Banadir: 141
o Puntland: 88 (Natiijada Baaritaanada Hal usbuuc)
o Somaliland: 25
o Koonfurgalbeed: 4
o Hirshabelle: 3
o Jubaland: 3
o Galmudug: 2

o Lab: 163
o Dhedig: 103

o Dhimasho: 8 (6 xaalad dhimasho Banadir, 2 xaalad dhimasho Hirshabelle-Beledweyne)
o Bogsashada: 21

Tirada Guud ee Laga Helay: 7,257
Bogsashada Guud: 3,808
Dhimashada Guud: 239

 

Back to top button