Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay trada 24kii saac ee la soo dhaafay u dhintay Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaska Covid19 ee 24kii saacadood ee la soo dhaafay.

Warbixinta Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay dadka laga helay,kuwa u dhintay,kuwa bogsaday iyo deegaannada ay ku noolyihiin.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,249
o Laga Helay: 138
o Somaliland: 48
o Puntland: 36(Natiijada baaritaano la sameeyay laba maalin)
o Banadir: 34
o Jubaland: 13
o Hirshabelle: 4
o Galmudug: 2
o Koonfur galbeed: 1
o Lab: 82
o Dhedig: 56
o Dhimasho:12 (Banadir:5 , Somaliland:5,Jubaland:2)
o Bogsashada: 29
Tirada Guud ee Laga Helay: 9,328
Bogsashada Guud: 4,259
Dhimashada Guud: 379
Back to top button