Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo shascisay kiisas cusub oo Covid19 ah

Wasaaradda Caafimaadka xukuunadda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro kiisas cusub  oo Carona virus ah.

Warbixin ay saartay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegtay in shantii maalin ee la soo dhaafay ay baartay dad  kor u dhaafaya 3kun oo qof.

11 October 2020: Tirada la baaray Covid-19, 5tii maalin ugu dambeeyay Soomaliya: 3,464
Laga Helay: 119

Puntland : 99
Somaliland: 18
Banadir: 2
Lab: 83
Dhedig: 37
Bogsasho: 79
Dhimasho: 0
Tirada Guud ee Laga Helay: 3,864
Bogsashada Guud: 3,089
Dhimashada Guud: 99

Back to top button