Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in Karoonaha Ku kordhay Somaliland

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in kiisaska Xanuunka Karoona ee Somaliland uu sare u kacay.

Shantii maalmood ee la soo dhaafay ayey wasaaradda sheegtay in la baaray dad gaaraya 2,432.

Warbixinta Wasaaradda ayaa u dhigneyd

Laga Helay: 44
Somaliland: 44
Lab: 34
Dhedig: 10
Bogsasho: 19
Dhimasho: 2
Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941
Bogsashada Guud: 3,185
Dhimashada Guud: 104
Booqo:

Back to top button