Somali News

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay digniin la xiriirta Covid19 xilli 15 qof u geeriyoodeen shalay kaliya

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digtay in la fudadeysto caabuqa Covid19 iyada oo kiisaska ay kordheen.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 257 qof laga helay Covid19 islamarkaana 15 qof u dhinteen taas oo kiisaska dalka gaarsiisay ku dhawaad 200 oo dhimasho ah.

May be an image of text that says "WARBIXINTA SOOMAALIYA ee KIISASKA MAANTA LA BAARAY LAGA HELAY 20 Feb 2021 COVID-19 257 LAB BANADIR 183 255 194 DHEDIG GALMUDUG 5,889 74 1 BOGSASHO 0 HIRSHABELLE 1 TIRADA GUUD LAGA HELAY DHIMASHO 15 TIRADA TIRADAG GUUD EE DHIMASHADA 3,757 Xil baa Nasaaran TIRADA GUUD EE BOGSASHADA 449 Ka hortag Corona"

Back to top button