Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo war-saxaafadeed ka soo saartay Tallaalka Covid19

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuunadda Soomaaliya ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay qadashada Tallaalka Covid19 ee ka socota dalla.

Wasiirka wasaaradda ayaa ugu baaqday dadka muhiimka u ah wacye gelinta in ay ka qeybqaataan sidii dadka loogu qancin lahaa qaadashada Tallaalka.

Back to top button