FeaturedSomali News

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab culus kasoo saartay  war ay faafisay mid ka mida warbaahinta Muqdisho oo ku saabsanaa in korontadii Xarunta Wasaaradda laga jartay kharash la’aan dartiis.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in warkaasi uu yahay mid xaqiiqada ka fog oo aanay waxb ka jirin, waxayna intaas ku dartay in Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ay isticmaasho.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADDA GANACSIGA & WARSHADAHA

No automatic alt text available.

Tags
Close
Close