Somali News

Wasaaradda Waxbarashada oo Covid19 dartii fasaxday Ardeyda Dalka

War ka soo baxay wasaaradda waxbraahada hiddaha iyo tacliinta Soomaaliya ayaa muddo laba todobaad ah la fasaxay kaddib markii kiisaska covid19 soo laba kacleeyeen dalka.

Amarka wasaaradda ayaa saameynaya dhamaan hay’adaha waxbarashada waxaana la amray in laba todobaad albaabada isugu dhuftaan goobaha waxbarashada guud ahaan dalka.

 

Back to top button