Wasiikii hore ee Amniga dowladda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta aanay ka amar qaadan taliska Ciidanka Milateriga. Wuxuu kaloo intaas ku daray in ciidamada Imaaradka ay ku lug yeesheen isku dhacyo dhex maray Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida, wuxuuna caddeeyay inaysan weli daacad u ahayn ciidamadaasi dowladda Soomaaliya. “Imaaraadka … Continue reading Wasiir C/risaaq: “Ciidamada Imaaraadku tababarray kama amar qaataan dowladda, Gaashaan & Danab-na Mareykanka ayay hoos tagaan..” DAAWO
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed