Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaliya ayaa goor dhoweyd ku guuleysatay doorasho ka dhacay magaalada Garowe oo ku saabsaneyd Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Doorashadan ayaa loo galay kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka oo uu iska casilay  xildhibaan hore oo loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalka Jabuuri, Waxaana Kursigan ku guuleystay Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.

Waxaa ku tartamay Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo Musharax Maxamuud Cabdullaahi Maxamed, waxayna natiijadii noqotay Wasiirka oo helay 49 cod, waxaana xumaaday 2 cod, mana jirin wax cod ah ooo uu helay musharaxii  latartamayey ee Maxamuud Cabdullaahi Maxamed.

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media