Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Maqal & Muuqaal Somali News

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo loo dhaariyey Xildhibaan ka mida Baarlamaanka Federaalka (Sawirro)

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya

Posted by Wadani on Wednesday, October 10, 2018

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasam ayaa Maanta loo dhaariyay xilka xildhibaan ka mida Golaha Shacabka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wasiir Jamaal ku guuleystay kursi uu banneeyay xildhibaan  ka tirsanaa Dhahar Cali Faarax oo  loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee Jabuuti. Doorashadan ayaa 7-dii Bishan ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Related posts

Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay Askar lagu Caddeyn waayey Dembi lagu soo oogay

Wadani Media

Ciidamada NISA Gacanta ku dhigtay Qof dhoofinayey Lacag been abuur ah & kooxda Daabacda (Sawirro)

Wadani Media

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War kasoo saartay khilaafka Maamul Goboleedyada & Doorashooyinka

Wadani Media

Afar ka mida Madaxda Maamul Goboleedyada oo Beesha Caalamka & IGAD ka codsaday Faragelin [War-Murtiyeed]

Wadani Media

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay shaqada Dekadda Muqdisho & Wasaaradda Maaliyadda

Wadani Media

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Xukun toogasho iyo bixin Diyo Dib ugu xukuntay Askar ka tirsan Ciidamada

Wadani Media