Guddiga Doorashada Dadban ayaa go’aan uu caawa soo saaray uga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee Beeshiis Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maxamed C/llaahi Nuux. Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) ayaa lagu sheegay in wasiirka Maxamed C/llaahi Xasan (Nuux) iyo musharax Axmed Sheekh Nuur … Continue reading Wasiir Nuux oo laga reebay Doorashada kursiga beeshiisa Baarlamaanka [Akhri go’aan Guddiga Doorashada]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed