Wasiir Sabriye oo shaaciyey heshiiskii Qarsoodiga ahaa ee Dowladda Federaalka & Ahlu suna [Qodobka ugu halista badan]

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay heshiiskii Qarsoodiga ahaa ee ay wada galeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlu suna. Heshiiska ayuu sheegay inuu ka koobnaa 10-ka qodob oo ay wada saxiixeen Dowladda federaalka iyo kooxda Ahlusunna, isagoo ka akhriyey qodobadda heshiiska … Continue reading Wasiir Sabriye oo shaaciyey heshiiskii Qarsoodiga ahaa ee Dowladda Federaalka & Ahlu suna [Qodobka ugu halista badan]