Wasiirka Amniga oo sheegay in 30 Ciidamo iyo Saraakiil loo xiray Qaraxyadii Alshabaab [Dhageyso]
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee ka dhacay Xarunta Otto Otto ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka oo hadlayey ka hor qarixyadii shalay Muqdisho ka dhacay ayaa ku dooday in Ciidamada amaanka ay wax weyn ka qabteen amniga magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay inay … Continue reading Wasiirka Amniga oo sheegay in 30 Ciidamo iyo Saraakiil loo xiray Qaraxyadii Alshabaab [Dhageyso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed