Somali News

Wasiirka Arrimaha gudaha DF oo la kulmay Mehmet Yilmaz.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Turkiga u Jooga Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xeriirka ka dhaxeeeya labada dal oo ay ka dhaceyso iskaashi dhinacyo badan.

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ku yiri “waxaan ku faraxsanahay inaan kulan la qaato wasiirka arrimaha gudaha soomaaliya, waxaan ka wadda hadalnay xariirka labo geesood ah iyo xoojinta iskaashiga labadda waddan”

Back to top button