Wasiirka Gaashaandigga: “Dadka lagu dilay Bariire waxay ahaayeen dad hubeysan oo dagaalamay..” [Dhageyso]

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan u dhow Bariire maanta ay fuliyeen ciidamada dawladda. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay inay dadkaasi hubaysnaayeen isla markaana ay rasaas fureen. wuxuuna caddeeyay in howlgalka uu ka dhacay, ciidamadana ay la kulmeen rag hubeysan. “Ciidamada howlgal dabagal ah oo ka socda meel u … Continue reading Wasiirka Gaashaandigga: “Dadka lagu dilay Bariire waxay ahaayeen dad hubeysan oo dagaalamay..” [Dhageyso]