Wasiirka Waxbarasha Somalia oo sheegay inaysan Aqoonsaneyn Jaamacadaha ka jira Soomaaliya [Dhageyso]
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka oo ay ku jirto jaamacadda umadda ee dowladdu gacanta ku heyso. Wasiirka ayaa ku dooday in in Jaamacadaha dalka ku yaalla keliya ay siiyeen aqoonsi ay ku shaqeeyaan, balse aanu jirin aqoonsi rasmi ah oo Jaamacadnimo ay … Continue reading Wasiirka Waxbarasha Somalia oo sheegay inaysan Aqoonsaneyn Jaamacadaha ka jira Soomaaliya [Dhageyso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed