Wasiirka Waxbarashada: “Hadalkeygii Aqoonsiga Jaamacadaha si khaldan ayaa loo tarjumay” [Akhriso]
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka daba tegay hadal kasoo yeeray oo ku saabsanaa inaysan wasaaradiisu aqoonsaneyn Jaamcadaha dalka ka jira oo ay ku jirto tan dowladda ee Jaamacadda Umadda. Wasiirka ayaa sheega in Jaamacadaha dalka ay door weyn ka qaateen Horumarka Waxbarashada dalka, islamarkaana ay … Continue reading Wasiirka Waxbarashada: “Hadalkeygii Aqoonsiga Jaamacadaha si khaldan ayaa loo tarjumay” [Akhriso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed