Wasiiro iyo Xildhibaanno caan ah oo lagu Amray inay 10 maalmood ku celiyaan Gaadiid Dowladeed oo ay heystaan

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku amray 14 mas’uul inay muddo 10 maalmood ah gacnta dowladda ku celiyaan Gaadiid ay dowladda leedahay oo si shaqsi ah u heystaan. Xubnahan ayaai sugu jira Wasiiro hadda xilal haya oo wasaarado hore laga wareejiyay, balse gaadiidkooda iska heysta, Wasiiro hore iyo xildhibaanno, … Continue reading Wasiiro iyo Xildhibaanno caan ah oo lagu Amray inay 10 maalmood ku celiyaan Gaadiid Dowladeed oo ay heystaan