Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa si jeesjees ah uga hadlay su’aalo uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo Lahjadda Maayga ku hadlay. Xildhibaan Maxamed Fanax ayaa wasiiru dowlaha Maaliyadda wax ka weydiiyay arrimo ku saabsan Xeerka Hanti dhowrka, kulankii Baarlamaanka ee maanta oo looga dooday Xeerka Hanti dhowrka, laakiin, Wasiiru dowlaha … Continue reading Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo ku jeesjeesay Xildhibaan ku hadlay Lahjada Maayga & Dood ka dhalatay [DAAWO]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed