Weerar is-miidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Hodon & Warar cusub oo laga helay [Warbixin]
Qarax xoog leh ayaa saaka lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyado laga maqlay inta badan magaalada. Wararka laga helayo qaraxa ayaa sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaasoo ay u suuragashay inuu gudaha u galo xarunta degmada. Qarax ayaa geystay qasaara dhimasho, dhaawac iyo burbur leh, sida ay … Continue reading Weerar is-miidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Hodon & Warar cusub oo laga helay [Warbixin]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed