Weerarkii Alshabaab oo lasoo af-jaray [Akhriso: Tirada Dableyda Alshbaab ee la dilay & Faafhaahinta Qasaaraha]

Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen madaxtooyada iyo xarunta NISA ee KM 0. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa saxaafadda u sheegay in ciiiamada ammaanka ay soo afjareen weerarkii ay Alshabaab oo la dilay dhammaan dableydii Alshabaab oo ahaa shan qof, qasaarahana … Continue reading Weerarkii Alshabaab oo lasoo af-jaray [Akhriso: Tirada Dableyda Alshbaab ee la dilay & Faafhaahinta Qasaaraha]