Weerarkii Saldhigga Boosaaso oo lagu dhaawacay Taliye ku xigeen & Wararkii ugu danbeeyay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar caawa lagu qaaday saldhigga Booliska Bartamaha ee magaalada Boosaaso. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo loo adeegsaday Bambooyinka gacanta laga tuuro, waxaana kadib dagaal toos ah uu dhex maray dableydii weerarka soo qaaday iyo ciidamada Booliska ee ku sugnaa saldhigga oo iska caabiyey weerarka. Waxaa la xaqiijiey in weerarka … Continue reading Weerarkii Saldhigga Boosaaso oo lagu dhaawacay Taliye ku xigeen & Wararkii ugu danbeeyay