Somali News

Xaggee ku dambeeyay Tallaalkii Covid19?

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in 1.2Milyan oo Tallaalka Covid19 ah la keenayo dalka Bishan march.

Waxaa xusid mudan in dalalka deriska ah ay intooda badan heleen Talaalka Covid19 ee ay sida bilaashka ah ku bixiso WHO.

Waddamada Deriska Kenya ayaa heshay tidobaadkii hore, jabuuti waxaa ay qaadatay shalay halka ay Itoobiya maanta qaadaneyso.

Dowladda Soomaaliya war kama soo saarin sababta uu wali u maqanyahay Talaalka xilli Covid19 uu fara kulul ku hayo shacabka Soomaaliyeed.

 

Back to top button