FeaturedSomali News

Xasan Cali Khayre: Waxaan diyaar u ahay in aan xilka wareejiyo todobaadkan.

 

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay in xil-wareejinta raysal wasaaraha uu sameeyo todobaadkan gudihiisa.

 

 

Xasan Cali Khayre, oo hadda ah musharax madaxweyne oo u taagan doorashada madaxtooyada 2021 , ayaa  warqad la gaarsiiyay guddoonka baarlamanka Soomaaliya oo uu ku socodsiiyay raysal wasaaraha cusub , waxaa uu ku sheegay in si waafaqsan dastuurka iyo nidaamka dawladnimo uu diyaar u yahay in xilka xafiiska raysal wasaaraha uu ku wareejiyo.

 

Warqaddan ay heshay warbaahinta wadani.com ayaa u dhignayd sidan.

Back to top button