FeaturedSomali News

Xasan Shiikh : Farmaajo maalin uu dartuur ku dhaqmay majirto | Daawo Muuqaalka

Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay nin ku tuntay sharciga iyo dastuurka ku meelgaarka ah ee dalka.

 

Waxaa uu sheegay in Farmaajo ilaa markii la doortay aanay jirin , hal maalin oo uu ku dhaqmay dastuurka .

Xasan Sh. Maxamuud, oo ka falloonaya sooyaalka kooban ee sanadihii uu xilka hayay madaxweyne Farmaajo , ayaa  sheegay in sharci darrooyinka uu ku tillaabsaday ay ka midyihiin ridistii guddoomiye Jowhari, weerarkii lagu qaaday Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo ridistii Raysal wasaare Khayre.

 

Back to top button