Somali News

Xildh. Cabdullaho Maxamed: “warqadda Mursal nagama hor istaageyso waajibkeena”

Xidhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ah 15ka Xildhibaan ee Shanta kulan laga ganaaxay golaha Shacabka ayaa ka hor yimid go’aanka kulamada looga joojiyay.

Back to top button