Xildhibaan Axmed Rashiid oo jirdil kula kacay xildhibaan Faduma & Dacwad lagu furay. [Daawo]

Warbaahinta Kenya ayaa si weyn u hadal heysa gacan ka hadal ka dhex dhacay laba ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ee kasoo jeeda Gobolka W/Bari ee Soomaalida, kadib markii xildihibaan uu garaacay haween iyana xildhibaan oo laga soo wada doorto magaalada Wajeer. Xildhibaanad Faadumo Geeddi oo ka mida Baarlamaanka Kenya ayaa dawcad ka gudbisay gacan-ka-hadal … Continue reading Xildhibaan Axmed Rashiid oo jirdil kula kacay xildhibaan Faduma & Dacwad lagu furay. [Daawo]