Xildhibaan lagu eedeeyay Shabaabnimo oo Dacwad ku soo oogaya Wasiir Goodax..

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed ooa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu dacwad la tiigsanayo Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ku eedeeyya in uu la Shaqeeyo Al-Shabaab. Xildhibaankan oo ka tirsan Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in eedeynta uga timid Wasiir Goodax ay ahayd yahay dhaqan xumo weyn, taasoo … Continue reading Xildhibaan lagu eedeeyay Shabaabnimo oo Dacwad ku soo oogaya Wasiir Goodax..