Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday Qarax lagu weeraray

Mid ka mida haweenka xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka badbaaday qarax galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday Gaari ay la socotay oo marayay agagaarka xaruntii C/qaasim ee Degmada Hodon, magaalada Muqdisho, waxayna ahayd miino lagu aasay dhulka. qaraxa ka badbaaday ayaa lagu magacaabaa SamiiraXasan  Cabdulle ayaa … Continue reading Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday Qarax lagu weeraray