Xildhibaannada Aqalka Sare oo ansaxsaday Qodob aan ka mid ahayn Shaqadooda [Akhriso]

Kulan ay maanta yeesheen xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen qodob aan ka mid ahayn shaqooyinka loo xilsaaray. Dood la horgeeyay Aqalka sare oo ay wateen xubno kooban taasoo ku saabsaneyd inuu Aqlaka sare qeyb ka noqdo ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ayaa cod ay u qaadeen ay ku ansaxsadeen inay wax ka ansixiyaan Miisaaniyadda … Continue reading Xildhibaannada Aqalka Sare oo ansaxsaday Qodob aan ka mid ahayn Shaqadooda [Akhriso]