Somali News

Xisbiga Kulan oo shaaciyey inuusan ka mid ahayn Isbaheysi Xisbiyada Mucaaradka ah [War-saxaafadeed]

Xisbiga Kulan aya sheegay inuusan ka mid ahayn isbaheysi xisbiyo iyo kutlado mucaarad ah, isla markaana magaciisa si khaldan loogu adeegsado war-saxaafadeedyada ay soo saaraan kooxahaasi.

War-saxaafadeed uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Xisbiga Cismaan Xasan Cilmi ayaa lagu sheegay in xisbiga uu mowqif dhexdhexaad aamisan yahay, isla markaana aanu la qabin kooxaha iyo xisbiyada soo saaray war-saxaafadeedka ay ku taageereen shirkii Kismaayo.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Tags
Close
Close