Somali News

Xog: 5; ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabelle oo la diyaariyay warqaddii xilka looga qaadayay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Xuseen Guudlaawe ayaa diyaariyay xilka qaadista shan ka mid ah Golahiisa Wasiirrada ee ka midka ahaa xukuumaddii ka horresay ee Maxamed Cabdi Waare.

Cali Guudlaawe ayaa horay xilka oga qaaday Wasiirkii Maaliyadda waxaana uu magacaabay mid cusub isaga oo haddana diyaariyay warqadaha xilka qaadista 5 ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabelle.

Wasiirrada aan helnay xilka qaadistoosa ayaa waxaa ay kala yihiin;

1′ wasiirka wasaarada arimaha gudaha.
2 ;wasiirka wasaarada waxbarashada.
3; wasiirka wsaarada qorshaynta .
4; wasiirka wasaarada amniga .
5; wasiirka wasarada beeraha .

Cali Guudlaawe ayaa tan iyo doorashadiisii 11kii October ilaa hadda ku fashilmay dhameystirka Golahiisa wasiirrada iyada oo Baarlamaanka uu dhowr jeer u sameeyay muddo kordhin magacaabidda Golaha Wasiirrada ah.

Back to top button