Agaasimihii guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka ayaa xilka iska casilay, isagoo sheegay in Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka aqbalay is-casilaadda. Qoraalka is-casilaadda oo ay heshay Wadani.net ayuu agaasimaha Wasaaradda Batroolka xukuumadda Soomaaliya Karaar Shukri Doomey ku sheegay inuu xilka uga tegayo arrim shaqsi ah oo aanu faahfaahin, wuxuuna intaas ku daray in Madaxweynaha … Continue reading XOG: Agaasimihii Wasaarada Batroolka Soomaaliya oo is-casilay & Madaxweyne Farmaajo oo.. [Akhri sababta]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed