XOG: Aqalka Sare oo isku khilaafay inuu ka qeybgalo Mooshinnada Xukuumadda & Kalsooni siinta

Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay oo ay isku siinayaan awoodo aanay ahayn oo u gaar ahaa Golaha Shacabka. Shalay ayay ahayd markii ay xildhibaanada Mooshin ay iyagu qorteen isku raaceen inay qeyb ka noqdaan ansixinta Miisaaniyadda dowladda Federaalka, iyadoo dhammaan 30 senator oo ku sugnaa shirkii shalay ay … Continue reading XOG: Aqalka Sare oo isku khilaafay inuu ka qeybgalo Mooshinnada Xukuumadda & Kalsooni siinta