XOG: Basiira mise Maryan- Dhagartii ay maleegtay Indhooshii loo naxariistay. [Dhageyso Baarista]
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu oo lagu dilay Duqii Muqdisho iyo siddeed qof oo kale. Dawladda ayaa sheegtay in gabadha Isa soo miidaamisay ay qabtay baahiyaha gaarka ah, isla markaana ay ku takri-fashay caaddifaddii loo hayey. Dawladda waxay … Continue reading XOG: Basiira mise Maryan- Dhagartii ay maleegtay Indhooshii loo naxariistay. [Dhageyso Baarista]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed