XOG: Guddoomiyaha G/Banaadir oo dalbaday in lagu wareejiyo Ammaanka Muqdisho, Shuruudna ku xiray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa olole ugu jira inuu la wareegto ammaanka Gobolka Banaadir. Warar ay heshay Wadani ayaa sheegay in Guddoomiye Taabit uu si toos ah uga dalbaday madaxda sare ee dowladda inay ammaanka G/Banaadir ku wareejiyaan Gobolka, isla markaana kula xisaabtamaan wixii ammaandarro ah ee ka dhaca. … Continue reading XOG: Guddoomiyaha G/Banaadir oo dalbaday in lagu wareejiyo Ammaanka Muqdisho, Shuruudna ku xiray