XOG: Guddoomiye Mursal oo Xeerkii Metelaadda G/Banaadir u bedelay Qaraar, una kala diray…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa Xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir u bedelay Qaraar, una kala diray xukuumadda iyo labada Guddi ee dib u eegista Dastuurka. Wadani.net ayaa heshay Qoraal kasoo baxay Guddoomiye Mursal 27-kii June 2020 oo ku socday Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya, Guddiga labada aqal ee Baarlamaanka u qaabilsan dib u eegista … Continue reading XOG: Guddoomiye Mursal oo Xeerkii Metelaadda G/Banaadir u bedelay Qaraar, una kala diray…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed