XOG: Khilaaf ka dhex taagan Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada Milateriga
Khilaaf ku saabsan maamulka mushaarka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ka dhex taagan Wasaaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska ciidamada. Khilaafkan ayaa salka ku haya kadib markii Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed uu dalbaday in la hoos keeno maamulka mushaarka ciidamada iyo arrimaha saadka. Taliyaha ciidamada Xoogga Gen. Axmed Maxamed Jimcaale ayaa la sheegay inuu … Continue reading XOG: Khilaaf ka dhex taagan Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada Milateriga
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed