Xog ku saabsan Saraakiil Milateri oo Ciidamada Dowladda ka raadinayaan Muqdisho si loo xiro (Akhriso)

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalkii labaad xalay ka fuliyey degmada Kaaraan, iyagoo baadi goobaya saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo la sheegay in la bixiyey mar lagu soo xirayo. Saraakiishan oo saldhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa degan xarumo ciidamo u jooggana ku leh degmooyinka Waqooyiga Muqdisho, sida Kaaraan, C/casiis iyo Heliwaa, waxayna ku lug yeesheen … Continue reading Xog ku saabsan Saraakiil Milateri oo Ciidamada Dowladda ka raadinayaan Muqdisho si loo xiro (Akhriso)