XOG: Madaxtooyada Somalia oo Dhaqaale lagu xaliyo Beesha Mukhtaar Robow u dirtay Magaalada Baydhaba
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay dhaqaale u adeegsaneyso xalinta dhibaatadii ka dhalatay doorashadii Madaxweynaha K/Galbeed. Waxaa magaalada Bayadhaba ku sugan, xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh, guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey, Wasiirka Cadaaladda iyo xubno kale oo dhammaantood halkaasi u jooga inay xaliyaan … Continue reading XOG: Madaxtooyada Somalia oo Dhaqaale lagu xaliyo Beesha Mukhtaar Robow u dirtay Magaalada Baydhaba
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed