XOG: Madaxweyne Farmaajo & Agaasimaha NISA oo Qorshe halis ah u dejiyey Doorashada Hishabeelle
Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi, kaasoo fulintiisa loo xil saaray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Wadani.net ayaa ogaatay in Fahad Yaasiin uu kulamo la yeeshay Madxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe, iyadoo loo sheegay … Continue reading XOG: Madaxweyne Farmaajo & Agaasimaha NISA oo Qorshe halis ah u dejiyey Doorashada Hishabeelle
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed