XOG: Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay inuu beel beel ugu yeero Odayaasha Dhaqanka

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo maalmihii lasoo dhaafay waday kulamo uu la yeelanayo odayaasha Beelaha Soomaaliyeed. Kulamadan ayaa ah kuwo uu dalbaday madaxweynaha oo ujeedkoodu yahay in laga tashado dhismaha Golaha wasiirada cusub ee la magacaabi doono iyo taageero uu dowladiisa u raadinayo. Qaar ka mida odayaasha la kulmay madaxweyne Farmaajo ayaa Wadani.com u … Continue reading XOG: Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay inuu beel beel ugu yeero Odayaasha Dhaqanka