XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Go’aan lama filaan ah Qaadanaya & Sababta dhalisay (Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu qaato go’aan yaab leh oo isbedel ku keenaya mowqif uu ku adkeysanayey muddo ka badan Sanad. Kadib cadaadis dhinac walba leh oo la saaray Madaxweyne Farmaajo, kaasoo uga yimid Beesha Caalamka, Aqalka Sare iyo xukuumadda waxaa la sheegay inuu aqbalay ka qeyb galka kulan … Continue reading XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Go’aan lama filaan ah Qaadanaya & Sababta dhalisay (Akhriso)