XOG: Madaxweyne Farmaajo oo laga yaabo inuu xilka iska casilo (Qorshe Culus oo socda)

Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la karinayey oo u ku saabsan midpw cusub oo dhex maraya Soomaaliya iyo Somaliland, kaasoo uu riixayo Mareykanka. Qorshahan ayaa waxaa qeyb ka ah Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya iyo Jabuuti, waxaana ujeedku yahay in la helo qorshe ay dib hal Dal u noqon karaan Soomaaliya iyo … Continue reading XOG: Madaxweyne Farmaajo oo laga yaabo inuu xilka iska casilo (Qorshe Culus oo socda)