XOG: Muxuu Madaxweyne Farmajo uga noqday taageerada musharaxa Madaxweynaha Galmudug ee Cabdi Dheere?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligii ugu danbeeyay ka tanaasulay musharax uu watay oo uu doonayey inuu madaxweyne ka noqdo Maamulka Galmudug, kadib markii kooxda N&N ay isku qabteen cidda ay taageeradooda siinayaan doorashada soo socota ee Galmudug. Musharaxa Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere)  oo in muddo ah taageero ka heystay Madaxweyne Farmaajo ayaa … Continue reading XOG: Muxuu Madaxweyne Farmajo uga noqday taageerada musharaxa Madaxweynaha Galmudug ee Cabdi Dheere?