XOG: Shariif Xasan oo Prof. Jawaari kaga guuleystay tartankii jagooyinka Golaha Wasiirada cusub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleystay loolankii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Labadan siyaasi ayaa tan iyo sanadkii 2012 ku loolamayay qofka metela ee taladu ka go’do beelaha Digil & Mirifle, waxana loolankoodu noqday mid joogto ah, inkastoo Shariif Xasan ku awood … Continue reading XOG: Shariif Xasan oo Prof. Jawaari kaga guuleystay tartankii jagooyinka Golaha Wasiirada cusub