XOG: Shirkadaha Xawaaladaha magaalada Muqdisho oo laga xayiray isticmaalka adeegga EVC Plus
Shirkadadaha Xawaaladaha magaalada Muqdisho ka howlgala ayaa xayiraad laga saaray itsticmaalka adeegga EVC Plus ee lacagaha la isaga diro Mobile-ada shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Arrintan oo muddo toddobaad ah socotay ayaa keentay inay xaalad culus kasoo wajahdo shirkadaha Xawaaladaha oo adeegsan jiray adeeggan si ay macaamiishooda ugu diraan lacagaha dibadda laga soo diro. Qaar ka mida … Continue reading XOG: Shirkadaha Xawaaladaha magaalada Muqdisho oo laga xayiray isticmaalka adeegga EVC Plus
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed