XOG: Sidee Maxamed Farmaajo u badbaadiyay rajadii Xildhibaan ee Maxamed Mursal Sheekh..?

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gurmad siyaasadeed u fidiyay saaxiibkii kala shaqeeyay muddo kororsiga guddoomiyihii Baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Xaaladda Mursal iyo rajadiisa inuu dib ugu soo laabto Baarlamaanka 11-aad ayaa ahayd mid aad u liidata, waxayna xaaladiisu taagneyd inuusan tegin magaalada Baydhaba, iyadoo ay ka horjeedeen Odayaasha Jufadiisa … Continue reading XOG: Sidee Maxamed Farmaajo u badbaadiyay rajadii Xildhibaan ee Maxamed Mursal Sheekh..?