XOG: Dowladda Somalia oo Qandaraas u saxiixday Shirkad hubineysa Shixnadaha la keeno Dalka
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkad Ajnabi ah oo qaabilsan hubinta Shixnadaha la keeno dalka, Qandaraaskaasi oo shalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Jibril Abdirashid Haji ayaa xukuumadda u saxiixay heshiiska, iyadoo uu si rasmi ah u dhaqan galay, kadib munaasabad looga dhawaaqay saxiixa Qandaraaska hubinta tayada shixnadda ka hor … Continue reading XOG: Dowladda Somalia oo Qandaraas u saxiixday Shirkad hubineysa Shixnadaha la keeno Dalka
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed